Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmay Ben Fender (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahan Muqdishu u joogay arrimo shaqo ayaa maanta la kulmay Safiirka Dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire Ben Fender.   Madaxweynaha maamulka Galmudug iyo Danjiraha a Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya yaa iska xog wareystay arrimo ay ka midyihiin Doorashada dalka iyo howlaha hortabinta leh ay wado Galmudugta … Continue reading Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmay Ben Fender (Daawo Sawirro)